Heeso carruureed

Fiche technique

Format : Broché
Nb de pages : 73 pages
Poids : 215 g
Dimensions : 19cm X 20cm
Date de parution :
ISBN : 978-2-491422-01-1
EAN : 9782491422011

Heeso carruureed

chez ELLAF éditions

Paru le | Broché 73 pages

A partir de 6 ans

20.00 Disponible - Expédié sous 17 jours ouvrés
Ajouter au panier

tasaawiir Moussa Ali Miguil


Quatrième de couverture

Heeso carruureedku waxay ka mid yihiin jaadadka suugaanta dumarka. Haddii laga eego dhinaca ujeedooyinka, micnaha iyo farriimaha ay xambaarsan yihiin waxa loo qaadi karaa labo qaybood : sabid iyo maaweelo. Haddaan eegno midda hore, hooyadu waxa ay sabtaa ilmaha marka uu ku jiro xaalado degdeg ah oo ka turjumaya baahiyo sida gaajada, hurdada amma xanuunka. Hooyadu markaa waxa ay ka wargalisaa ilmaha bii'adda ay ku noolyihiin iyo duruufaha noololeed ee ku xeeran. Baise maaweeladu waxay u gaar tahay xaalad uu ilmuhu hooyadii si deggan u dhegaysanayo iyaduna ay ammaanto, dhiirigaliso, u muujiso kalgacaylo, kuna hagto. Qaybtan dambe waxay kaga suntan tahay intan kale dhererka heesaha iyo farshaxan suugaaneed qurux badan.

Heeso carruureedku waxa kale oy hooyada u yihiin fagaaro ay qiimaheeda ku bandhigto, cabashadeeda ku sheegato, iskuna difaacdo.

Biographie

Faadumo Maxamuud Xaaji Cali waa cilmi baadhe ku takbasustay riwaayadaha soomaaliga. Waxa ay ka bawlgashaa Xaruunta Daraasaadka iyo Cilmi Baadhista ee Jabuuti (CERD) ilaa 2010. 2017 waxa ay ka qalinjabisay kana qaadatay sbabaadada PhD jaamacadda INALCO ee ku taala dalka Faransiiska (Paris). Buuggan kooban waxa ay ku soo ururisay heeso caruurreeda soomaalida kuna turjuntay af faransiis. Waxa uu noqonayaa buuggii ugu horeeya ee uu qoraagu soo saaro marka laga reebo maqaalo dhawr ab oo horey u soo baxay.